Ra’isul Wasaare Rooble oo tacsi ugu tagay Qoyska Cali Mahdi Maxamed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa saxiixay buugga tacsida, ayaa la kulmay qoyska iyo qaraabada marxuumka, guddigii tacsida  iyo odayaasha dhaqanka ee ka shaqeynayay  tacsida marxuum Cali Mahdi Maxamed. “Waxaan Soomaali oo dhan, … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo tacsi ugu tagay Qoyska Cali Mahdi Maxamed (Sawirro)